Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War ksoo saaray amniga goobta lagu qabanayo Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee ka dhacaya Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda xilgarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa heshiis la saxiixday Hey’adda Maalgashiga iyo Ganacsiga u qaabilsan Bangiga Adduunka ee IFC, heshiiska ayaa lagu taageerayaa horumarinta ganacsiga gaarka loo leeyahay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duhurnimadii Maanta Garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee Gobolka Gedo ka dejisay gaadiid nooca aan xabadda karin ee loo yaqaano Bullet-proof. Diyaarad ayaa gaadiidkan ka qaaday Muqdisho,…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Maxamed Xagaa, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Axmed…










