Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 174 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo…
WARARKA MAANTA
Akhriso Magacyada : 15 kamid ah xildhibaanada golaha shacabka oo laga mamnuucay fadhiyada barlamaanka ee soo socda
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman ayaa soo saaray go’aan 15 kamid ah Xildhibaan golaha shacabka looga joojiyay fadhiyada barlamaanka ee soo socda. Xildhibaanadan oo lagu tiriyo mucaaradka dowladda…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay madaxii Qaraxyada Al-shabaab ee Shabeellaha Hoose
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen madaxii Qaraxyada Al-shabaab gobolka.Sarkaalka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Jiis…
Senator Cumar Cabdirashiid oo ku baaqay in la cunaqabateeyo kuwa qaska ku wada heshiiskii 17-kii September
Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo laba jeer Ra’iisul Wasaare kasoo qoday Soomaaliya kana tirsan Xildhibaannada Aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka weli kajira doorashooyinka…
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka oo kulan ku leh magaalada Muqdisho
Madaxweynayaasha goboleedyada oo maalintii saddexaad shir uga socdo magaalada Muqdisho ayaa haatan kulan laleh wakiilada beesha Caalamka. Waa kulankii ugu horreeyay ee si guud ah madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ula…










