Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa maanta qaabilay xubno ka socda wakiilada beesha caalamka iyaga oo ka wadahadlay khilaafka ka taagan doorashada lagu waddo in ay dalka ka…
Hoos ka dhageyso dood ku saabsan sidee bulshada looga wacyigelin karaa cudurka coronavirus ee Dalka ku soo laabtey Dhageyso+Sawiro:-Saameynta uu ku leeyahay cudurka safmarka Covid-19 ee bulshada dexdeeda was last…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa xayiraad hor leh ku soo rogay dalkaas mudo afar todobaad ah oo ka bilaabmaysa Sabtida. Hadal uu ka jeediyey telefishanka ayuu madaxweynuhu go’aanka ku shaaciyey…
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujiyay xaaladda cakiran ee dalka, ka dib markii uu warbixin ka siiyay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey…
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu aqbalay in cafis loo fidiyo 15-kii Xildhibaan ee laga ganaaxay shan kulan, oo ka…
Wasiirka Caafimaadka Somaliya, Foosiya Abiikar Nuur ayaa shaaca ka qaaday in heer geba-gabo ah uu marayo keenisa wejiga 2aad ee tallaalka COVID-19. Wejiga hore ee tallaalka ayaa dalka la keenay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa saaka ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira. Ra’iisal wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u danbeysay,…