Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo dhawaan heshiis la galay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u eedeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya oo ku qabsoomay habka fogaan aragga. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa…
Madaxweyne Farmaajo oo markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka dhacaya Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa bartiisa…










