Madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ku shiraya teendhada Afisyooni oo ku dhex taalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Ilo ku dhaw shirka ayaa warbaahinta u…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee dadkeena
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Abdi Sheikh oo ay ka wada hadleeyn dar-dargalinta dakhliga…










