War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay wadahadallada hor dhaca ah ee u bilaawday madaxda DF iyo kuwa dowlad gobolleedyada ku wada…
WARARKA MAANTA
Hoos ka dhageyso barnaamijka beeraha waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor loogu qaado waxsoosaarka.barnaamijka waxaa soo saartey hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada…
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka beeraha waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor loogu qaado waxsoosaarka.barnaamijka waxaa soo saartey hayada Qaramada midoowe…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka beeraha waxan kaga hadleynaa Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynay,Barnaamijka waxaa soo saartey hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo…
Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka beeraha waxan kaga hadleynaa Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynay,Barnaamijka waxaa soo saartey hayada Qaramada midoowe uqaabelsan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maxay ka wada-hadleen musharax Jabriil Ibraahim iyo Madaxweyne Lafta-gareen? (Sawirro)
Jabriil Ibrahim Cabdulle oo ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Kulankaas ayaa ka dhacay hooyga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen Maxamed Caydiid oo ay ka wada hadleen qabsoomidda doorasho nabdoon…







