Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Bogaadiyey Howlwadeennada Gargaarka Caafimaad Ee La Tacaalaya COVID-19
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka iyo Guddiga Naf-badbaadi ee ku howlgala xarummaha…
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Shiinaha ayaa heshiis tallaalka looga hortagayo cudurka COVID-19 la saxiixday shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha. Tallaalkan looga hortagaayo xanuunka COVID-19 ayaa la sheegay inuu…
Dowladda federalka Soomaaliya oo ku eedeeysay Puntland iyo Jubbaland in ay noqdeen jid iyo jiho diid aan doorasho oggolayn
Dowlada Federalka ayaa ku eedeysay Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland inaysan dooneyn doorasho inay ka dhacdo dalka taasoo ah heshiiskii September 2020.Wasiirka Warfaafinta dowlada federalka Cusmaan Dubbe oo shir jaraa’id qabta…









