Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa soo xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan) oo loo heystay dambiyo ka dhan ah Bani’aadanimada, kaasoo horay…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta CXD ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka iyagoo difaacaya dalka iyo dadka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo…
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda ee xilka sii-hareysa Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta kulan ka qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian. Kulanka dhexmaray Wasiir Khadiijo Diiriye…
Tallaalka COVID-19 ayaa maanta laga daahfurey magaalada Xudur ee Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad Maamulkaas iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Xudur.…
Dawladda Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah oo ku aaddan dhowrista xaquuqda Shaqaalaha(Sawiro)
Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo calami ah, kuwaaso ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka…










