Dowladda Soomaaliya ayaa Caawa soo bandhigtay Qodobadii ay isku raaceen Guddigii Farsamada ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ee 15-16 Febraayo ku shiray Magaalada Baydhabo. War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Guddiga…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo xilka ka qaaday Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashid Janan
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland sida lagu sheegay war goordhaw kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland. Xilka qaadista Cabdirashiid…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe ayaa uga digay Danjireyaasha ka howl-gala Soomaaliya ku xadgudubka madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Wasiirka ayaa tilmaamay in qoraallo ay soo saareen Danjireyaasha shisheeye qaarkood…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkaan looga hadlaayo beerashada khudaarta.Barnaamijka waxaa soo saartey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha was last modified: March…
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha oo todobaadkaan looga hadlaayo beerashada khudaarta.Barnaamijka waxaa soo saartey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Beeraha…







