Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka 2021-ka ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka, wadada-hadallada socda iyo heshiiskii dhex-maray xukuumadda iyo xubnaha midowga musharraxiinta. Ugu horreyn…
WARARKA MAANTA
Dowlada Federalka iyo Midowga Musharaxiinta oo goor dhow shir uga furmay magaalada Muqdisho
Waxaa goordhow shir uga bilowday Hotelka Decale Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga Musharaxiinta, Madaxweynaha Hirshabelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyadoo shirkan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo dhaqan gelinta heshiiskii 25 Khamiistii…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada bannaanbaxyada Midowga Musharraxiinta iyo Baaritaanka Dhacdooyinkii 19-kii Febraayo 2021
Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay midowga musharixiinta kaas oo dhammeystir u ahaa heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashaxiinta, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Madaxweyne Farmaajo oo martigelinaya munaasabad lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4-ta bishan March martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wadahadalladii la xiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada…
Midowga Musharaxiinta oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu carqaladeynayo wadahadalada socda
Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada midowga musharraxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. “Waxaase nasiib-darro ah in madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C/laahi Farmaajo uu si…
Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya.Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble Canshuur oo hadda ka tirsanaa Baarlamaanka…









