Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Category
WARARKA MAANTA
Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay
written by HAJI
Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab ayaa waxeey isku dayeen inay weerar kusoo qaadaan degmada Qansax Dheere ee gobolka Baay waxaana halkaasi jab xooggan lagu gaarsiiyay Al-shabaab. Guddoomiye ku-xigeenka amniga degmada Qansax…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay kiisaskii ugu dambeyay ee Cudurka COVID-19
written by HAJI
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay tirada bukaanada maanta laga baaray xanuunka Cudurka halista ah ee COVID-19. Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee ugu dambeysay laga baaray COVID-19…








