Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo saartay warbixinteeda maalinlaha, ee uga xog waranto xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeysay. Xanuunka oo laga…
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Heshiiskii Ay Gaareen Xukuumadda Iyo Musharixiinta
Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay heshiiskii ay muqdisho ku gaareen Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, madaxda Galmudug, HirShabelle iyo Benaadir iyo sidoo kale Golaha Midowga Musharixiinta. Qoraal kasoo baxay…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo aan uga hadleyno diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska,Barnaamijka waxaa soo saartey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Beeraha…
Mareykanka Oo Sheegay In Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Binu Salmaan Uu Bixiyay Amarkii Lagu Dilay Wariye Jamal Khashoqji
Fiidnimadii Jimcaha Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa ku dhawaaqay “xanibaadda shaqsiyaadka ku lugta lahaa falalka ka dhanka ah mucaaradkii wariye khashiqji. Blinken wuxuu sheegay in wasaaradu xayiraad…
Turkiga Oo Somalia Ugu Deeqay Mashiinada Neefsahada, Xili Dad U Dhinteen Oksijiin La’aan
Ururka Bisha Cas ee Turkiga ayaa waxaa 10 Marwaxadaha ama Qalabka Neefsashadda ugu deeqday Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Hadal-qoraal oo shalay ka soo baxay Safaaradda Turkishka ee Muqdisho…








