Wararka ka imanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in qof lagu tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab maanta oo Arbaco ah lagu xiray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.…
Category
WARARKA MAANTA
Wararka aanu ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta loo ballansan yahay kulan dhexmara ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga musharraxiinta mucaaradka ah. Kulanka ayaa loo badaniyaa…
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay war-saxaafadeedkan ku cadeyneysaa in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo, iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








