Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Jimcadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho uu ka dhacay isku day lagu doonayay in lagu qabsado Afgembi. Wasiir Dubbe oo ka…
WARARKA MAANTA
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo isagoo wadahadalo kula leh Madaxweynaha Jubbaland. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed…
Wasiirka wasaaradda Amniga Xassan Xundubeey Jimcaale oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda aysan marnaba aqbaleynin banaanbax ka dhaca caasimadda. Xundubey ayaa sheegay ay siyaadeyday…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Beesha Caalamka oo ku baaqday markale in si deg-deg ah loo bilaabo wadahadalada doorashooyinka
Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ugu baaqday inay shir deg deg ah isugu yimaadan, si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, iyadoo laga amba-qaadayo heshiiskii Guddiga…








