Golaha Ammaanka Qaramada midobay ayaa maanta oo Isniin ah la filaya in ay kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya ay ku yeeshaan magaalada New York ee dalka mareykanka Kulanka ayaa diiradda…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa sheegay in toddobaadkii hore laga helay xanuunka COVID-19, ee fayriska Corona uu keeno
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud (Abuubabar) ayaa sheegay in toddobaadkii hore laga helay xanuunka COVID-19, ee fayriska Corona uu keeno. Wasiirka oo marka hore ka jawaabaya bannaanbaxa ay…
Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo bandhigtay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in xanuunka laga baaray …
Dowladda Somaliya ayaa Turkiga ka weydiisatay inuu u sameeyo warshad Oxygen-ka sameysa, xilligan adag ee dalka uu wajahayo laba kacleynta xanuunka COVID-19. Wasaaradda Maaliyadda ayaa samaynta warshadaasi kala kaashanaysa Safiirka…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 229 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 6 qof ayaana u…









