Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waxaa si rasmu ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Caalamiga ee Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaasoo hakiyay duulimaadkooda Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaadiidka…
Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si kulul uga hadlay qoraalkii ka soo baxay dowladda Iskutaga Imaaraadka Carabta oo Dowladda Soomaaliya ee xiligan jirta ku tilmaamtay KMG.…
Madaxweyne Farmaajo oo kulan kula qaatay madaxtooyada Wakiilada Beesha Caalamka iyo madaxda Dowladd Goboleedyada
Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu kulan uga socdaa Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha G/Banaadir, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, K/Galbeed iyo Wakiilada Beesha…








