Xaakim hore ee maxkamad caalami ah iyo bare sharci ka dhiga dalka Ingiriiska ayaa qeyb ka ah koox sideed ah loo kireystay si ay u difaacaan Kenya dacwada badda ee…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka Federaalka. Kulanka waxaa ka soo…
Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo bandhigtay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay. Jadwalka maalinlaha ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa ku…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa su’aal geliyay ujeedada loo tababaray Ciidanka Kumaandooska Gorgor iyo booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, oo labaduba uu Turkiga tababaray. “Horta Gorgorkan…









