Urur gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay iska horimaadyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaddib markii ay dowladdu is hortaagtay mudaaharaad ay qorsheynayeen in ay dhigaan Midowga Mushariixinta. War ka soo…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Maaliyadda oo hambalyo u direy madaxa hey’adda caalamiga ah ee maaliyadda IFC
written by HAJI
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hambalyo diirran u diray Makhtar Diop oo Madaxweynaha Bangiga Aduunka David Malpass u magacaabay Agaasimaha Maamulka iyo Madaxweyne ku xigeenka Hey’adda Caalamiga…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo walaac ka muujiyay shaqaaqooyinka ka dhacay Muqdisho
written by HAJI
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay shalay magaalada Muqdisho isagoo walaac ka muujiyay rabshadaha ka qarxay Muqdisho. Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dhammaan…
Maamulka Gobolka Banaadir oo Agab Caafimaad ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka XFS (Sawirro)
written by HAJI
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka ee XFS, si wax loogu qabto dadka la xanuunsanaya…










