Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Sheekh Baaruud ayaa ku geeriyooday isbitlaalka Martiini oo xaalad caafimaad loo geeyay, lamana xaqiijin in…
WARARKA MAANTA
Guddiga farsamada ee loo xil saaray ka soo tala bixinta khilaafka hareeyey doorashada Soomaaliya ayaa shirkooda Baydhaba ka soo saaray war-saxaafadeed. Hoos ka akhriso War-Saxaafadeed Baydhabo, Febaraayo 16, 2021; Shirka…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19. Qoraalka ayaa lagu sheegay in shaqaalaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in shaqaalaha rayidka ah la fasaxay, lana joojiyey nooc walba oo isku imaatin ah, si looga hortago faafitaanka Covid19.
Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID19 oo uu shir guddoomiyey Raisal Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble Warbixin dhammaystiranna lagaga dhegeystay bahda caafimaadka oo…
Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir
Madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo xalka ay soo gudbiyeen Guddiga Farsamada…









