Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka hadashay dad u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay weerar ka dhacay waqooyiga dalka Ciraaq, sida uu daabacay Wargeyska Daily Sabaax ee…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa faah faahin ka bixiyay Shirka shalay guddiga uga furmay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah…
Haweenayda lagu magacaabo Ngozi Okonjo-Iweala oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa noqoneysa haweenaydii ugu horeysay iyo waliba qofkii ugu horeeyey oo kasoo jeeda Afrika oo loo magacaabo madaxa Ururka Ganacsiga Adduunka…
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan looga hadlayay Miisaaniyadda ciidamada iyo sidii loo horumarin lahaa la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliska ciidanka xoogga dalka.…










