Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo dalka Yemen, markii ay Diyaarad aan duuliye lahayn oo miinaysan ku weerareen Garoonka diyaaradaha Abha ee dalka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso Ku celis Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada maanta waxan kaga hadleynaa ilaalinta nadaafada deegaanka iyo dhamaan xubnaha qoysaska si looga hortago Cudurada Dhageyso Ku celis…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Madi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay xakameynta cudurka halista ah ee COVID-19 oo soo kala kacleeyay.…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Ben Fender kaasi oo ay u dhamaatay muddaadii shaqadiisa. Mas’uuliyiintan ayaa ka wada…










