Waxaa Axadda maanta ah lagu wada in magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ay isugu tagaan guddiyo min laba xubnood ah oo ka kala socda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.…
Category
WARARKA MAANTA
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay dhagxaanta la dhigey xalay wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan isgoyska dabka.Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalmow ayaa sheegay in culeys dhanka dhaqdhaqaaqa…
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka iyo muranka ka taagan doorashada dalka ka dhaceysa oo lagu heshiin waayay. Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh…
Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeya qaban-qaabada shirka golaha wada tashiga Qaran
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Guddiga farsamo ayaa u…









