Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
WARARKA MAANTA
Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan goobta lagu qabanayo shirka madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeysay ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay kulmi doonaan 15ka Febraayo si loo dhameystiro qabanqaabada hirgelinta heshiiskii doorashada ee 17kii…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay go’aan Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ka gaartay Dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya.…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay in barataanadii ugu danbeeyay ee la sameeyay shalay laga helay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









