Guddiga Farsamada ee ka socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed. Guddigaan oo…
Category
WARARKA MAANTA
Raysal wasaare Rooble oo furay shirka guddiga qaban qaabada shirka wadatashiga doorashada
written by HAJI
Ra’iisul.wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo. Ra’iisul Wasaaraha oo habka fogaan aragga uga qeyb…
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo digniin kasoo saartay halista faafitaanka Covid-19
written by HAJI
Wasiirka caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya, Drs, Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa digniin culus kasoo saartay halista faafitaanka cudurka Covid-19 oo mar kale soo labo kacleeyay. Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay, marka…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Farsamada ee dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ku sugan Baydhabo. Kulanka…










