Wafdigan ka socday beesha caalamka gaar ahaan Midowga Yurub waxaa qayb ka ahaa Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Safiirka Sweden u fadhiya dalkeena iyo xubno ka tirsan xafiiska Midowga Yurub ee…
Category
WARARKA MAANTA
DF oo maamuladda Jubbaland Iyo PuntLand Ku Eedeysay Inay Fursad Siinayaan Qulqulatooyin Hubeysan
written by HAJI
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khudbad uu uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda dalka ka jeediyay kulankii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ka yeesheen Somalia. Wasiir…
Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa oggolaatay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, gaar ahaan diiwaanada la xiriira canshuuraha. Baaritaanka lagu…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 05, ku magacaabay Taliye Qaybeedyadda Gobollada Sanaag iyo Karkaar ee Puntland. Wareegto kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa…










