Allaha u naxariisto waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ahaa Ugaaska Beesha Xawaadle. Ugaaska ayaa ku geeriyooday Hotel ku yaala magaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa saqdii dhexe ee caawa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeysay. Warbixinta maalinlaha ee Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







