Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Xoogga Dalka iyo AMISOM, ay ka sameeyeen degmooyin & degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Somaliya ayaa waxay sheegtay in dadka qaba xanuunka COVID-19 ay buuxdhaafiyeen isbitaalada Magaalada Muqdisho, taasoo muujinaysa sida xanuunka uu dalka ugu faafayo. Wasiirka Caafimaadka Somaliya, Foosiya Abiikar Nuur ayaa…
RW Rooble oo aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar ah kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka.
written by HAJI
Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qadka Internet-ka gaar ahaan aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar ah kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka Ra’iisul…








