Diinsoor{WSR}Ciidamda Boliiska Gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa burburiyay Saldhig deegaanka Misre ee degmada Diinsoor ay ku lahaayeen Al-shabaab. Sarkaal Katirsan ciidamada Boliiska Gaarka Ayaa Waxaa Uu IDACADA…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Barnaamijka Waasaniyo Warsan Subaxanimo ee Magalada Baydhabo WaasaSoo Saare Iyo Soo Jeediyey Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera
barnaamijka waasan iyo warsan subaxanimo Ee magalada baydhabo janaay waasaSoo Saare Iyo Soo Jeediyey Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera Farsamadii Shukri Ismaciil Axmed Shukri Bidhaan Dhageyso:- Barnaamijka Waasaniyo Warsan…
Daawo: Madaxweyne Shariif xaan Oo Kormeerey Dhismaha Cusub Ee Loogu Talagaley Shirka Madashada Wadatashiga Qaran
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta booqdey dhismaha cusub loogu talagalay in ay degaan wafuuda ka imaan doonto Maamul Gobaleedya iyo Dowlada federaalka. Shirka…
Dhageyso:Mas’uuliyiin Ka tirsan KGS Oo Gaarey Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Tiyeeglow(WNN)-Wefdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamanka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Nuur Macalin Ibraahim Oo Ay Ku Hewliyaan Wasiirka Maaliyada Sheeq Xasan Lagbuur,Taliyaha Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed…
Akhriso:CODSI BOROBOOSAL Dhismaha xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Madaxtooyada, ee Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed, Soomaaliya
Dhismaha xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Madaxtooyada, ee Maamul-Goboleedka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed, Soomaaliya Martiqaad ka-soo-qaybgal Tartan Qandaraas Lr: GD-SW-08 Somalia Stability Fund (SSF) waa sanduuq ay deeq-bixiyayaal badan wax…
