Rai’sul wasaaraha dalka Britain ayaan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii geeriyooday. “si inta suurtagalka ah ay xubno badan oo qoyska ka mid ah uga qeyb galaan…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho waraaqaha aqoonsiga wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya,…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay saraakiil ka tirsan militariga Mareykanka Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda, kulanka…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamadda oo sharaxay Natiijada baarista dilkii Gudoomiyihii Hodan, Marxuum C/xakiin Dhagajuun.
written by HAJI
Xeer Ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Jeneraal Cabdullaahi Buulle Kameey ayaa ka hadlay natiijada baaritaanka dilkii loo geystay Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhaga-juun.…









