Qoraal ay wadajir u soo saareen QM Midowga Yurub, IGAD iyo Midowga Africa ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in la xaq dhowro madaxbannaanida dhulleed ee Soomaaliya.Qoraalkan ayaa imanaya…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa qoysas danyar ah ka barakiciyay deegaano hoos yimaada dagmada Bardaale oo gobolka Baay sida ay sheegeen maamulka dagmadaas. Gudoomiyaha dagmada Bardaale Maxamed Xuseen Isaaq ayaa idaacadda VOA-da u sheegay…
Midowga Musharaxiinta Oo Diiday Muddo Kordhin Loo Sameeyo Dowladda Madaxweyne Farmaajo
written by HAJI
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshe lagu doonayo in hay’addaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo loogu sameeynayo muddo kordhin. Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh…








