Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. ” Waxaan…
Madaxwaynaha JFS oo hambalyo udiray shacabka Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga Bishan barakeysan ee…
RW Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abukar Dubbe, ayaa shaaciyay in madaxweyne Farmaajo uu fiidnimadii Caawa saxiixay qaraarkii Jihaynta doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanku shalay ansixiyay. Qoraal kooban oo uu…










