War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga jawaabay dhaleeceyntii iyo soo jeedinadii caalamiga ahaa ee ka dhashay mudo kororsigii uu meel mariyey Aqalka Hoose…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda…
Dhageyso:-Dood ku saabsan Dhiirrigelinta nabadda iyo dimuqraadiyadda mark loo eego xaaladaha doorashooyinka.
written by Warsan Radio
Doodad waxaa Tabinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana ka qabgalaya liibaan Sheikh Shuceeb iyo Istar Maxamed NuurKaqayb galayaasha waxay ka doodeen sida bulshada loogu dhiiri gelin karo Nabadda iyo dimuqraadiyadda marka…








