Madaxweynaha dowlad Goboleedka Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir Guddoomiyey shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo Maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Kulanka Golaha amniga ayaa waxaa…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maantay si rasmi ah u daah furtay Tallaalka SINOPHARM ee Dawladda China ugu deeqday Dawladda Federaalka Soomaaliya. Tallaalka SINOPHARM ayaa ka mid…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha Maraykanka ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in 11-ka bisha Sagaalad…
Beesha Caalamka oo War-Saxaafadeed ka soo saartay Muddo Korosiga Madaxweynaha iyo Golaha Shacabka
written by HAJI
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Mareykanka, iyo Qaramada Midoobay waxay…









