Caawa wa habeenki 3 aad ee tartan aqooneedka ka socda Idaacda Warsan Sacada Marka ay tahay 9:00 Pm ayuu tartanka bilaaban doonaa waxaana is arki doona Xaafaha kala ah Isha…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah oo Argagixisanimo xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta. Afhayeenka ciidanka Booliska, Sadiiq Doodishe ayaa…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku laabashadiisii Kismaayo, kadib faah faahin dheeraad ah ka bixiyey fashilka ku yimid wada-hadalladadii u dhexeeyey dowladda federaalka…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inuu hortego Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas oo Maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Garoowe. Madaxweyne Saciid Deni…
Madaxweyne Farmaajo Iyo Beesha Caalamka Oo Kulan Gaar Ah Uga Socdaa Teendhada Afisyooni
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan gaar ah uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho. Kulankan dhexmaraya dhinacyada ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladihii…









