Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan, ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab oo uu kagabiiray Galgaduud, sanadkii 2013 iyo inuu u qaabilsanaa kooxda Faafinta fikirka Gurracan ee Argagixisada ayaa maanta lagu…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaannadda Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa kulan uu maanta ku yeeshay magaalada Garowe waxa ay ugaga soo horjeesteenmuddo kordhinta dhowaan uu golaha shacabka baarlamaanka Federalka u sameeyay Madaxweyne Farmaajo. Kulanka maanta…
Golaha Midowga Musharixiinta oo la kulmay Madaxda Maamulada Galmudug & Hir-Shabeelle.
written by HAJI
Midowga Musharaxiinta oo Kulan Laqaatay Madaxda Maamulada Galmudug iyo Hirshabeele Muqdisho waxaa ka dhacay kulan saacado badan qaatay oo dhexmaray Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Shariif Sheekh Axmed…










