Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii geystay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada muqdisho. Qoraal uu…
WARARKA DIBADDA
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday) iyo Wariye Yuusuf Sheekh Adan Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka was last modified: October 30th, 2022 by Warsan…
Dowladdaha Kenya Iyo Jabuuti oo ka tacsiyey Dadkii ku wax yeelobay qaraxyadii ka dhacy Soomaaliya
Baydhabo-{WMN}- Dawladaha Jabuuti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya oo ku taalla Isgoyska Soobe.…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee QM kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António…
Wasiirka Bartoolka oo Qirtay inaan wax weyn laga bedelin Heshiiska Shidaalka ee muranka dhaliyey
Baydhowy-{WMN}-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa 20-kii Bishii Octoober ee sanadkan 2022 shaacisay in dowladda Somaaliya ay ku guuleysatay toosinta iyo dhameystirka heshiiskii wadaaga wax soo saarka shidaalka ee lala galay shirkadda Coastline…
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.…
Baydhowy-{WMN}-Ciidamada Booliska Somaliland ee ka howlgala magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad hubeysan oo la sheegay inay falal amni darro ka fulin jirtay xaafaddaha kala…









