Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed…
Category
WARARKA DIBADDA
Qodobo Soomaaliya u daneynaya oo laga soo saaray Shirkii Wasiirada Caddaalada ee Jaamacadda Carabta
written by ATEERA
Baydhowy-{WMN}-Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Arrimaha Caddaaladda ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Ifran ee dalka Boqortooyada Marooko. Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo saaray qaraaro muhiim ah ku saabsan la…
Baydhowy-{WMN}-Soomaaliya ayaa ka qeybgaleysa shir weynaha Hay’adda Booliska Adduunka ee Interpol. Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed…









