Baydhabo-{WMN}- Kooxda Al-Qaacida ee Jama’at Nusrat al-Islam wal Muslimeen (JNIM) oo fadhigeedu yahay gobolka Sahel ayaa sheegtay weerar lagu qaaday kolonyo gaadiid ah oo marayey Burkina Faso oo ay ku dileen…
WARARKA DIBADDA
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maamulka Gobolka Banadir, kaas oo lagu qabtay…
Madaxweyne Erdogan oo ogolaaday qorshaha Putin ee ah in Turkigu uu xarun qaybisa u noqdo gaasta dabiiciga ah
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha DalkTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saxiixay qorshaha madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee uu ku doonayo in Turkigu uu xarun u noqdo gaasta dabiiciga ah ee Ruushka. Erdogan ayaa sheegay…
Baydhabo-{WMN}- Shirkadda fadhigeedu yahay Mareykanka ee Coastline ayaa faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay la gashay dowladda Soomaaliya, kaas oo xalay lagu saxiixay Magaalada, isla markaana ahaa mid uu muran horay u…
Sawiro;-Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaday Wafdi Heer Caalami Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Filippo Grandi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Madaxweyne Xasan…









