Shiinaha ayaa soo sheegay 27 kiis oo cusub oo ronavirus ah sidoo kale loo yaqaan COVID-19. Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in dhammaan ay ka yimaadeen gobolka waqooyi-bari ee xadka la…
Nin toorri la dhacay ugu yaraan saddex qof oo Spanish ah oo ka mid ahaa koox qoob ka ciyaar ku soo bandhigayey xaflad lagu qabtay Sucuudiga ayaa la dilay. Weerarkaa…
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowladda Kenya ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo badbaadiyeen in ka badan 16 Haween Soomaali ah, kuwaasi oo qaarkood heystay dhalasha Mareykanka. Ciidanka…
Koox maxaabiis ah oo looga shakisnaa iney ka tirsanyihiin Ururka Boko Haram, ee ka dagaallama wadammo ku yaalla galbeedka qaaradda Afrika , ayaa lgasoo saaray xabsi ku yaalla gudaha Jamhuuriyadda…
Golaha Sare ee Culimada Sacuudiga ayaa ugu baaqay muslimiinta caalamka inay saaladaha ku tukadaan guryahooda inta lagu guda jiray bisha barakeysan ee Ramadan, haddii dalalka ay joogaan lagu soo rogo…
Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in maamulkiisa uu si ku meel gaar ah, muddo 60 cisha ah uu u joojinayo, soo saarista aqoonsiga Green Card-ka loo yaqaano…
Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu Ra’iisal…