Warbixin sirdoon oo laga helay gudaha Shiinaha ayaa ka digeysa in Beijing ay wajaheyso mowjad cadaawad ah oo ka dhan ah dilaacista feeyruska Corona, taasi oo horseedi karta isku dhac…
Raiisel wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok ayaa sheegay in uu kala hadlay xogyahay arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo oo boqosho ku tagay dalkaas arrimo ay ka mid yihiin in Suudaan…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa maanta oo Arbaca ah duqeyn la beegsaday koonfurta dalka Lubnaan kadib markii ay sheegeen in xabado looga soo tuuray dhinaca dalka Lubnaan. Wasaarada Difaaca ee…
Wadamada Qaarada Africa ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in ay ka xoreebeen Cudurka Dabaysha oo kamd ah Cudurada halista aadka u badan qaarada ku hayay. Cudurka dabeysha waxuu inta…
Hogaamiyaha China ayaa sheegay inuusan dalkiisa diyaar u ahayn xiligan Dagaal Qabow ama mid kulul oo ay dal kale la galaan, isagoo ka digay in la siyaasadeeyo ka hortaga cudurka…
Baydhabo-{WMN}- Maxkamadda sare ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay Isniintii inay dhegaysan doonto laba dacwadood oo ka dhan ah shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha isgaadhsiinta bulshada, taas oo lagu eedaynayo…
Baydhabo-{WMN}- Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa sheegay inay dagaal-yahanadooda kala baxeen qeybaha ay ka haysteen ee gobolka deriska la ah, si ay uga hortagaan weerar weyn oo ka…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo C/raxman Ahmed Mohamed (Oday) Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyink Caaalamka ee idaacada warsan was last modified: October 4th, 2022 by Warsan Radio