Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Cusub ee Shiinaha
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u soo magacowday Soomaaliya Wang Yu, waxaana kulankaan looga hadlay xaaladda baniโaadannimo…