WRB:Maamulka degmada qansax dheere ee gobolka bay ayaa waxa uu kawarbixiyey in Howlgalo ay kasameen doonana deeganada ay hoos tagaan degmada qansax dheere howlgaladaasi oo ay is ka kaashan doonan…
WARARKII MAANTA
-
-
WRB:Iyadoo maanta la filayo Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan in ay ka dhacdo Munaasabadda Caleemo Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa waxaa shalay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Gudoomiyaha Gedo “Jubbaland way Musuq maasuqday Raashiinkii Gar gaar”
by ATEERA July 25, 2016WRB:Gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Jubbaland ay masuq maasuqeen raashiinkii gargaar ee loogu tala galay gobolka Gedo. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho ku soo jeeda
by ATEERA July 25, 2016WRB:Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa la xaqiijiyey in ay maanta soo gaari doonaan magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan ciyaarta Finalka Tartanka maamul goboleedyada dalka oo dhexmari doonta Xulalka Puntland iyo…
-
WRB:Shaqaalihii u danbeeyay ee Turkey ah ee ka howlgali jiray cisbitaalka Deva oo ay maamusho hay’adda Nile ayaa maanta ka baxay magaalada Muqdisho. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo dhawaan Shaqaalihii…
-
WRB:Ku dhowaad 196 Tahriibayaal ah ayaa la soo badbaadiyay iyagoo dul sabeynaya badda Mediterranean-ka, waxaana dadkan laga soo bad baadiyay meel 40 mayl dhanka bari kaga beegan magaalada caasimada ah…
-
WARARKII MAANTA
Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay Mauratania
by ATEERA July 25, 2016WRB:Shirka Hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa maanta uu ka furmay caasimada dalka Mauratania ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda Wadamada Jamacadda carabta. Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka…
-
WRB:Ciidamada dowladda ayaa howlgallo dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay deegaano hoostaga dagmada Shalanbood ee gobalka Shabeelada Hoose. Todobaadyadii la soo soo dhaafay waxaa gobolka Shabeelaha Hoose si dar…
-
WARARKII MAANTA
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta lagu caleemo saari doono Beledweyne
by ATEERA July 25, 2016WRB:Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa shalay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed, Xildhibaano iyo…
-
WARARKII MAANTA
(Daawo Sawirada)Bannaanbax ballaaran oo markale ruxay Magaalada Istanbul
by ATEERA July 25, 2016WRB:Isku soo bax ballaaran, ayaa waxaa uu Axadii ka dhacay Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga, kaasoo lagu taageeraayay dimoqraadiyadda, halka lagu cambaareeyay isku deygii afgambi ee dhicisoobay. Bannaanbaxaan, ayaa waxaa…
