Xildhibaan Koofur Galbeed ka tirsan oo sheegay in Ethiopian-ka lagala xisaabtamayo Xasuuqa ay ka geysteen Gobolka Baay.
WRB:Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa…
