WRB:Baarlamaanka Turkiga oo ansaxiyay xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogay Baarlamaanka Turkiga, ayaa Khamiistii meelmariyay xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogay, si Xukuumadda Ankara…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha oo ammaanay hawlkarnimada iyo anshaxa ciidanka kumandooska ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
by ATEERA July 22, 2016WRB:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee degaanka Balli…
-
WARARKII MAANTA
Golaha Wasiirada oo guddi u xil saaray inay xog ka keenaan dadkii ay AMISOM ku leysay Gobolka Bay
by ATEERA July 22, 2016WRB:Gollaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka, Maxamed Cumar Carte. Kulankan, ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin qorshaha amniga doorashooyinka,…
-
WRB:Saraakiil uhadashay dowladda Kenya ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rigths Watch, taas oo ku aadaneyd in Boliiska dalka Kenya ay 34 Qof oo shacab ah ay…
-
WRB:Wararka ka imaanaya Koofurta Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Galmudug uu isku dhiibay Sargaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo lagu Magacaabo Maxamed Daahir “Timo-jilic”. Sargaalkaan lagu…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO:-WARAYSI XIISO BADAN AAY LAYEESHAY NUUR QAASIM OO AH AQOONYAHAN REER KOONFUR GALBEED AH
by Warsan Radio July 22, 2016waxaana kawareysnay nuur qaasim oo ah aqoonyahan reer koonfur galbeed ah dadki lagu dhameeyey gobolka baay gaar ahaan wardiile wareysigiina wuxuu u dhacay sida tan DHAGEYSO:-WARAYSI XIISO BADAN AAY…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG:- Weerar hada ka socda Suuq ku yaalla Jarmalka iyo khasaaro ka dhashay
by ATEERA July 22, 2016WRB:Wararka inaga soo gaaraya magaalada Munich ee Dalka Jarmalka ayaa sheegaya in qof hubeysan uu weerar ku qaaday Suuq ku yaalla magaalada Munich ee koofurta dalka Jarmalka. Weerarka ayaa la…
-
WARARKII MAANTA
Jubbaland oo usoo gudubtay Finalka Tartanka maamul goboleedyada
by ATEERA July 23, 2016WRB:Kooxaha Banaadir iyo Jubbaland oo galabta Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium kuwada ciyaaray ayaa waxaa dhexmartay kulan xiiso badan. Kulanka galabta udhaxeeyay labadan koox ayaa waxa ay koox walba…
-
waraki radioWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio July 24, 2016Warka idaacada warsan ee magaalada baydhabo ayaa waxaa ku dhageysaneysa wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada Warka duhurka ee idaacada warsan waxaa idinla socodsiineysa Shikri Bidhaan Warkan waxay u…
-
waraki radioWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio July 24, 2016Warka idaacada warsan ee magaalada baydhabo ayaa waxaa ku dhageysaneysa wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada Warka duhurka ee idaacada warsan waxaa idinla socodsiineysa Shikri Bidhaan Warkan waxay u…
