WRB:Wararka goordhow kusoo dhacay warqabadka Idaacada Codka Gobolada Dhexe ee magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Wasiir dowlihii wasaarada Maaliyada Galmudug Axmed Claahi Diiriye iyo wasiir dowlihii wasaarada dib u dhiska…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Daawo+Sawiro:Dawladda Giriiga ayaa sheegtay inay xirtay sideed askari oo dalkeeda ku soo gashay diyaarad millatari oo ah
by ATEERA July 17, 2016WRB:Dawladda Giriiga ayaa sheegtay inay xirtay sideed askari oo dalkeeda ku soo gashay diyaarad millatari oo ah kuwa qumaatiga u kaca ah, taasoo ku soo dagtay magaalada Alexandroupolis oo ku…
-
WARARKII MAANTA
Daawo Sawirro) Soomaaliya oo 25 sano ka dib yeelaneysa maraakiibta ilaalada xeebaha
by ATEERA July 17, 2016WRB:Dawladda Giriiga ayaa sheegtay inay xirtay sideed askari oo dalkeeda ku soo gashay diyaarad millatari oo ah kuwa qumaatiga u kaca ah, taasoo ku soo dagtay magaalada Alexandroupolis oo ku…
-
WARARKII MAANTA
Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab oo howlgal gaar ah ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
by ATEERA July 17, 2016WRB:Ciidanka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalkooda si gaar ah uga fuliyey…
-
WRB:Saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaraan magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Saraakiishan ayaa ka amba baxaya magaalada Muqdisho,…
-
WARARKII MAANTA
Recep Tayyip Erdogan “ Mareykanka Waxaan ka codsaneynaa inuu gacanta noo soo geliyo Fethullah Gulen”..
by ATEERA July 17, 2016WRB:Madaxweyne Dowlada Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo kula hadlay taageerayaal badan oo isugu soo baxay banaanbaxyo afaafka hore ee dhismaha Xarunta baarlamaanka ayaa Maraykanka ka dalbaday in uu usoo gacan…
-
CIYAARAHAWARARKII MAANTA
Daawo Sawiro:Tartanka Kubadda Cagta ee Maamullada Dalka oo si habsami leh uga socda Muqdisho
by ATEERA July 17, 2016WRB:Waxaa si hamsami leh Garoonka Kubadda cagta ee Banaadir satadium uga soconaya tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka ka jira, iyadoo Jimcihii la soo dhaafay uu daah furay tartankaasi…
-
CIYAARAHAWARARKII MAANTA
Daawo+Sawiro:Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Galabta Wajahaya Dhigooda Puntland
by ATEERA July 17, 2016WRB:Kullan aad u xiiso badan oo ka tirsan guruubka A, tartanka Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa galabta lagu ciyaari doonaa garoonka Banaadir satadium. Ciyaartaan ayaa waxaa isaga hor imaan doono maamul goboleedyada…
-
WRB:Ciidamada ka tirsan Amisom ayaa maanta qarax lagula eegtay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/Hoose. Qaraxa ayaa la sheegay inuusan geysan wax khasaaro ah isla markaana aysan wax khasaaro ah…
-
WRB: Magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa caawa ka socda dagaal udhaxeeya ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay in uu bilwday kadib markii AMISOM ay weerar xoogan ku…
