Daawo: Madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya Oo Askar Tababar Ugu Soo Xirey Buurhakaba
Buurhakaba(WSR)- Madaxweynaha Dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi oo hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay, wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah xildhibaano ka…
