Daawo {Video} Faah faahin ku saabsan Wafdi gaaray M/Baydhabo Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,
Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta gaaray Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka…
