baydhabo(WOB)dhageyso Barnaamijka Waasan Iyo Warsan Ee Idaacada Warsan Radio Ee Magalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay Ee Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya.16 07 2016Waxaa Soo Jedinayaa Wariye Faysal Dhaayow Xuseen Farsamadii Wariye Siidcali…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Banaanbax lagu taageeraayo Dowladda Turkiga oo maanta Muqdisho ka dhacaayo
by ATEERA July 16, 2016Muqdisho(WRB) Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowladda Somaliya ayaa sheegay maanta Magaalada Muqdisho inuu ka dhacaayo Banaanbax ballaaran oo lagu taageeraayo Dowladda Turkiga. Banaanbaxan ayaa waxaa isugu imaanaya Bulsho ka imaanaysa…
-
WARARKII MAANTA
Dowladda Somaliya oo ka hadashay Afgambiga fashilmay ee Turkiga
by ATEERA July 16, 2016Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo War qoraal ah ka soo saaray Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho, ayaa si kulul wuxuu kaga hadlay isku dayga afgambi ee fashilmay dalka Turkiga. Xasan Sheekh…
-
WARARKII MAANTA
Daawo+Sawiro:Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay afgambiga fashilmay ee Millateriga dalkiisa la doonayeen
by ATEERA July 16, 2016Ankara(WRB) Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa ka hadlay Afgambiga fashilmay ee Millateriga dalkiisa ay la damacsanaayeen inay ku sameeyaan guud ahaan dalkaasi Turkiga. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka soo…
-
WARARKII MAANTA
Howlgallo Gaar Ah Oo Ka Socda Deegaanka Goof-gaduud Ee Gobolka Bay
by ATEERA July 16, 2016Goof-gaduud shabeelow(WRB)Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa waxa ay howlgallo culus ay ka wadaan deegaanka Goof-gaduud oo ka tirsan gobolka Bay. Deegaanka Goof-gaduud ayaa waxaa Sedex maalin kahor ku…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Shacabka Ku Nool KGS Oo Ka Hadley Ciyaartii Shaley Dhaxmartey Banaadir Iyo KGS
by ATEERA July 16, 2016Baydhabo(WRB) Shacabka Ku Nool Goboldaan Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Ay Kahadleen Guul Daradii Shaley Ay Lakulantey Kooxdii Kasocotey Koonfur Galbeed Oo Laga Badiyey Xili Ay Ciraay Dhaxmartey Labada maamul…
-
WARARKII MAANTA
Idaacada Warsan Radio Oo Fadhigeeda Uu Yahay Baydhao Iyo joobaha Aad Ka Dhageysan Karto
by ATEERA July 16, 2016Baydhabo(WRB)Warsan Radio Oo Kamid Ah Idaacadaha Ka Howlgala Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Ay Dhageystiyaasheeda Ay U Sheegeysa In Ay Si toos Ah…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG:- Dowlada Turkiga oo shaacisay Magaca Sarkaalkii hogaaminaayay afgambigii fashilmay
by ATEERA July 16, 2016WRB:Wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu ayaa goor dhow shaacisay Magaca Sarkaalka hogaaminayay isku dayga afgambiga ee fashilma. Sargaalka ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Kornell Muharrem Kose, waxa uuna horay ugu…
-
WARARKII MAANTA
Laba ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo caawa shil gaari ku dhintay 16th July 2016 by Shiil
by ATEERA July 17, 2016WRB:Laba ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug, ayaa waxay caawa ku dhinteen shil gaari oo ka dhacay Deegaanka Deegaanka Saddex Higlo ee Gobolka Mudug, xilli ay ka amba baxeen Magaalada…
-
WRB:Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Turkiga in uu xaaladda dejiyo, ka dib isku-daygii afgembi ee dhicisoobay Jimcihii shalay ahaa, kaasoo dhaliyay in xukuumadda Ankara ay dad badan qabqabto. Dowladda ayaa…
