Waxaan halkan hambalyo iyo taageero hawada loo marinaaya Malaaqa guud ee Beesha Leysaan Malaaq Mad Eddow waxaana hambalyo qiimo badan u diraaya Malaaqa Beesha Leysaan ee Qaarada yurub gaar ahaan Jaaliyada KoonfurGalbeed ee Sweden Malaaq Ukash Sugow Mohamed .Bulsho hogaankeeda iney taageerto waa wax wanaagsan waxaan leeyahay noqo kii wax ku hogaamiya cadaalad iyo sinaan garabkaaga ayaanu nahay insh Allah Hambalyo Malaaq Mad Eddow