halka Hoose Ka dhegeyso warka Habeen 15-09-206 Dhageyso:Warka habeen 15-09-2016 was last modified: September 15th, 2016 by ATEERA
WARARKII MAANTA
-
-
FaalooyinkaWARARKII MAANTA
Daawo Sawiro:IGAD oo amaantay dowladda Soomaaliya
by ATEERA September 16, 2016Wakiilka urur gobaleedka IGAD ee arrimaha Soomaaliya danjire Maxamed Cabdi Afey, oo manta shir jaraa’id ku qabtay magalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in shirka madaxda dalalka IGAD ugu…
-
FaalooyinkaWARARKII MAANTA
Horjooge Al-shabaab ah oo Aw-dheegle lagu diley
by ATEERA September 16, 2016Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose. Howlgalka oo dhacay habeennimadii…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XALEY DAAHA KA ROGAY OLOLIHIISA DOORASHO
by ATEERA September 16, 2016Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, mar kalena u taagan doorashada Madaxweynaha ee October ayaa Xaley daaha ka rogaya Ololihiisa doorashada, iyadoo Munaasabad lagu soo bandhigayo afartii sano waxqabadkiisa ay…
-
halka Hoose Ka Dhageyso Warka Duhur 16-09-2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka wadanka ka dhacaya bilaha soo socda
by ATEERA September 16, 2016Madaxweynaha Maamulka Puntland oo dib ugu laabtay Deegaanada Puntland ayaa wuxuu ka hadlay Shirkii Madasha Hogaamiyeyaasha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho. C/wali Maxamed Cali (Gaas) Madaxweynaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya maxamed sheikh cusmaan jawaari ayaa sheegay in xildhibaanada barlamaanka wakhtigooda dhamanaya ay aadeen gobalad ay kazoo jeedaan.
by ATEERA September 16, 2016Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay arimo badan oo la xiriira Baarlamaanka hada jira ayaa ugu horeyn wuxuu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay…
-
Iyadoo haatan Magaalada Jowhar uu ka socdo shirka Maamul dhisida Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa wararka inaga soo gaaraya Magaalada Beledweyne waxa ay sheegayaan in Waxgaradka halkaasi ku dhaqan…
-
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane;Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo,halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wasiirka iyo xubnihii Safarkiisa ku wehliyay ayaa soo…
-
FaalooyinkaWARARKII MAANTA
YUSUF XASAN MURSAL OO SHAACIYAY INUU YAHAY MUSHARAX U TAAGAN XILDHIBAANIMADA BFS EE 2016
by ATEERA September 16, 2016Baydhabo(WRB)Yuusuf Xasan Mursal oo ka mid ah Aqoonyahanada Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ololihiisa musharaxnimo ku soo bandhigay magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Ka dib markii maanta Mushax…
